manqax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld manqaxi. Qosol badan iyo cayaar. 2. ld manqixid.
  2. Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

manqaxi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld minqax¹ (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

manqixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg manqax². ld manqax¹, minqax¹, minqixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

minqax

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld manqixid.
  2. ld manqax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur