manqixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg manqax². ld manqax¹, minqax¹, minqixid.
manqaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld manqaxi. Qosol badan iyo cayaar. 2. ld manqixid.Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax².