mansalugooleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld masacagaley.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
masacagaleyQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(c.nafl.) Masalugaley xammaarato weyn caws ku nool ah, oo socodka yaxaaska uga eg, oo leh maqaar adag, iyo afar addin oo aan nafleyda qaniin, sunna lahayn. ld mansacagaley, mansalugaley, mansalugooley.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0