masacagaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Masalugaley xammaarato weyn caws ku nool ah, oo socodka yaxaaska uga eg, oo leh maqaar adag, iyo afar addin oo aan nafleyda qaniin, sunna lahayn. ld mansacagaley, mansalugaley, mansalugooley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mansacagaley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld masacagaley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

mansalugaley

mansalugooley