maqaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maqaalad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maqaaladQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Qoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal ama majallad. ld maqaal, maqaalo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0