maqal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Awood dheguhu wax ku dareemaan. 2. ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 3. Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.
  2. Ubadka ariga.
  3. Shanqar iwm dhegaha ku dareemid.

maqli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld maqle. Beer, bari iyo hilib la jarjaray oo laysku shiilay. 2. Dixri ku dhasha hilibka baruurta leh.