maqlidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maqal³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maqalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Awood dheguhu wax ku dareemaan. 2. ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 3. Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.Ubadka ariga.Shanqar iwm dhegaha ku dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0