maqashiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maqashii. ld maqalsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maqashii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Cid war dhagaysiin. ld maqalsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maqalsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maqashiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur