maquuni

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld muquuni.

muquuni

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.