muquuniQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maquuniQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:ld muquuni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0