maragsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Nafleey wax la merjiyay ahaansho. ld meregsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meregsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld maragsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur