maragsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maragsan. ld maragsanaansho, meregsanaan, meregsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maragsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Nafleey wax la merjiyay ahaansho. ld meregsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maragsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld maragsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
meregsanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld maragsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
meregsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld maragsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0