maraqsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld marqan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-amay, -antay)

Macnaha:

  1. Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur