margaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cargaag¹.ld cargaag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cargaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cabaadka uu sameeyo awr weyn. ld margaag¹.Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0