cargaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cabaadka uu sameeyo awr weyn. ld margaag¹.
  2. Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

margaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cargaag¹.
  2. ld cargaag².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur