margo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.
- Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

