mariilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld maliil1. ld maliilid.ld maliil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maliilQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed. 2. ld maliilid.Maliil noqosho. ld mariil².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maliilidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maliil². ld maliil¹, mariil¹, mariilid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0