marjiidanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Macnaha:1. Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho. 2. Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maljiidanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)Macnaha:ld marijiidan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0