Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg marjiidan. ld maljiidnaan, maljiidnaansho, marjiidnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)
Macnaha:
1. Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho. 2. Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur