marmarsiinyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cudurdaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.U c.: sababta arrin kalliftay sheegid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
marmarsiinoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld marmarsiinyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0