Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg marooqsan. ld maroogsanaan, maroogsanaansho, marooqsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
1. Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm). 2. Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur