marooqsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:1. Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm). 2. Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.