marqaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg marqaan². ld murqaamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
  2. Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

murqaamid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld marqaamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur