marqaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
- Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

