marqaansanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg marqaansan. ld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
marqaansanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
marqaansanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
murqaansanaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld marqaansanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
murqaansanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld marqaansanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00