marqaansanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqaansanow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqaansanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg marqaansan. ld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur