marqaansii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld marqaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marqaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur