marqaati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld markhaati.

markhaati

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa. 2. Goobjoog. ld markhaanti, marqaati.