marqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maraq².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maraqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rqo, m.l)Macnaha:1. Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin. 2. Fuud.Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0