maraq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rqo, m.l)
Macnaha:
- 1. Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin. 2. Fuud.
- Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

