marsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg marsan. ld marsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marsan

Qaabnax: f.g/mg4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho. 2. (f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho. 3. (f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

marsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld marsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur