marsii
Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2
Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)
Macnaha:
- 1. Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin. 2. Wax kale dul marin (wax). 3. Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).

