martiqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.
  2. Cid marti ah soorid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

martiqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg martiqaad². ld martqaad¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur