martiqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg martiqaad². ld martqaad¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
martiqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.Cid marti ah soorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00