marwoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Haweeney la qabo oo sumcad fiican ku leh dadka dhexdiisa; gaari. 2. Haweenay. 3. ld murwo (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gaariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. (gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado. 2. Gaarigacan.Haweeney maamulka aqalkeeda iyo nadaafadda jirka aad u ilaalisa oo uga adag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0