murwoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Sharaf; maamuus. 2. ld marwo. Haweeney gaarinnimo karti, dabeecad iyo akhlaaq isku darsatay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sharafQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Magac; xurmo; haybad; maamuus.Qof xurmayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maamuusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus¹.Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
marwoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Haweeney la qabo oo sumcad fiican ku leh dadka dhexdiisa; gaari. 2. Haweenay. 3. ld murwo (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0