masaamiir

Qaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural

Macnaha:

  1. eeg musmaar¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

musmaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro/masaamiir, m.dh)

Macnaha:

  1. Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.
  2. 1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur