musmaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro/masaamiir, m.dh)
Macnaha:
- Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.
- 1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

