masalidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg masal². ld masilid, matalid, matilid, meselid, metelid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
masalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:1. Tusaale. 2. M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil¹, matal¹, matil¹, mesel¹, metel¹.1. (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid. 2. Cid wakiil ka noqosho. 3. Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil², matal², matil², mesel², metel².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
masilidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld masalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
matalidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld masalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
matilidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld masalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
meselidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld masalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
metelidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld masalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0