masal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Tusaale. 2. M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil¹, matal¹, matil¹, mesel¹, metel¹.
- 1. (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid. 2. Cid wakiil ka noqosho. 3. Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil², matal², matil², mesel², metel².

