masawir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Aaladda wax sawirta. 2. Muuqaal ka taagan wax oo lagu daabacay warqad. loox, derbbi iwm iyada,oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale. 3. Shaxan, jaantus. ld taswiir.
  2. 1. Muuqaalka ka taagan wax laftiisa warqad, loox derbi, iwm ku daabicid iyada oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale. 2. Shaxan ama jaantus sawirid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

taswiir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld masawir.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur