sawir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro, m.dh)
Macnaha:
- 1. Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta. 2. Qof aan caqli lahayn; nacas.
- Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

