masax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld masixid.
  2. 1. Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid. 2. Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod. 3. Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.

masixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg masax². ld masax¹.