masayrsii

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld masayri.

masayri

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. M./ka m.: cid masayr ku beerid. ld masayrsii.