masayriQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:M./ka m.: cid masayr ku beerid. ld masayrsii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ma') Xarafka saddex iyo tobnaad ee xuruufta af soomaaliga, waa shibbane.Lamidka: ma'Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
masayrsiiQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:ld masayri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0