masayrtir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hanti la siiyo naag masayrsan si loo raalliggeliyo.
  2. Haweenay masayrsan hanti siin si loo raalliggeliyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur