masayrtiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg masayrtir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
masayrtirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hanti la siiyo naag masayrsan si loo raalliggeliyo.Haweenay masayrsan hanti siin si loo raalliggeliyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0