masee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -seysay)

Macnaha:

  1. ld misee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

misee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -seysay)

Macnaha:

  1. 1. Laba wax ama ka badan mase ka dhigid. 2. Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur