maskiinadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld miskiinad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
miskiinadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:1. Qof dumar ah oo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenay aan shiddo badnay. ld maskiin², maskiinad, miskiin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0