miskiinad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, m.l)
Macnaha:
- 1. Qof dumar ah oo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenay aan shiddo badnay. ld maskiin², maskiinad, miskiin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

